cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

This is the official account of Somali news agency, you get more news and information about Somalia

Show more
Finland395The language is not specifiedNews & Media9 550
Advertising posts
20 168
Subscribers
+2924 hours
+2917 days
+1 18630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

19:58
Video unavailableShow in Telegram
Maxkamadeynta gabdho caan ka ah barta TikTok.
Show all...
An9Ki_fhLWFYT1lBeSL3BArEltUxuIlWcTOz_Ezk1UeXD8IuP28poxmMdVSk5xO.mp4110.98 MB
πŸ‘ 63❀ 23πŸ”₯ 19πŸ‘Œ 12
02:02
Video unavailableShow in Telegram
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo faahfaahin ka bixiyey howlgalkii maanta Khawaarijta lagu laayey ee ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Show all...
lv_0_20240722143027.mp4228.63 MB
πŸ‘ 77❀ 23πŸ‘Ž 16πŸ”₯ 11πŸ‘Œ 9πŸ™ 7
Khawaarijta ayaa jab xooggan lagu gaarsiiyay weerarkii ay ku fashilmeen ee saaka ay damceen in ay ku qaadaan deegaanka Buula-xaaji oo galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo. Sida aad sawirada ka aragtaan Khawaarijta waxaa laga dilay horjoogayaal iyo Maleyshiyaad badan halka laga furtay hub tira badan.
Show all...
πŸ‘ 32❀ 13
WhatsApp Video 2024-07-22 at 10.30.35 AM.mp411.59 MB
WhatsApp Video 2024-07-22 at 10.30.10 AM (2).mp410.51 MB
WhatsApp Video 2024-07-22 at 10.30.10 AM (1).mp42.76 MB
WhatsApp Video 2024-07-22 at 10.30.10 AM.mp43.03 MB
πŸ‘ 39❀ 14πŸ‘Œ 7πŸ‘Ž 6πŸ‘ 4πŸ™ 2
πŸ‘ 14❀ 4πŸ’” 3
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta nolosha ku qabtay dhagarqabe Khawaarij ah oo u dhashay qowmiyadda Oromada ee Itoobiya, kaas oo jirkiisa ay ku qoran tahay caalamadda Tattoo. Howlgalka lagu qabtay dhagarqabahaan ayaa ka dhacay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen howlgallo jab culus lagu gaarsiiyey Khawaarijta.
Show all...
πŸ‘ 49❀ 12πŸ‘Ž 1πŸ”₯ 1
Warmurtiyeed Muqdisho Luulyo 16-2024: Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo dalka, ayaa waxay maalintii shalay oo ay taarkiihdu aheyd 15 ka July gacanta ku dhigeen hub ay kooxo ka ganacsada hubka sharci darada kasoo galiyeen dhinaca Ethiopia ee ku beegan Gobalka Galguduud. Laamaha Amnigu markay gacanta kusoo dhigeen hubkaas ayaa waxaa jidgooyo udhigay maleeshiyaad hubaysan, taasina waxay sababtay in hubka qaar ka mid ah uu gacanta u galo maleeshiyaadkaas. Ka ganacsiga hubka sharcidarada ahi waxa ay fursad u tahay Kooxaha Khawaarijta ah sidaas oo kale waxa ay qayb wayn ku leedahay hurinta colaadaha dhexmara Qabaailka Soomaaliyeed. Dawladda Soomaaliya waxa ay ka xuntahay Falkaas foosha xun oo ay ku dhaqaaqeen Maleeshiyaadkaas wadada u galay Ciidanka Qaranka ee ku jiray gudashada waajibaadkooda Qaran, waxaana ka go’an in hubkaas lagu soo celiyo gacanta dawladda talaabo adagna laga qaado cidkasta oo ku lug lahayd falkaas xadgudubka ah. Dawlada Federalka ah waxay odayaasha dhaqanka iyo shacabka deegaanka faraysaa in ay Hay’adaha Amniga kala shaqeeyaan hawlgalada soo celinta hubkaas. Ugu danbayn Dawladdu waxa ay ka tacsiyaynaysaa Dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay shaqaaqadii ka dhalatay falkaas jid-gooyada ah ee ay gaysteen Maleeshiyaadka hubaysan.
Show all...
πŸ‘ 29❀ 7πŸ‘ 6πŸ‘Ž 2πŸ”₯ 1πŸ‘Œ 1πŸ’” 1
Photo unavailableShow in Telegram
πŸ‘ 12
Meydadka Khawaarijtii galabta lagu laayey howlgal ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Mesegawaay iyo Cawsweyne ee gobolka Galgaduud ayaa caawa la geeyey degmada Ceeldheer, waxaana isku soo baxay shacabka degmadaas iyo ciidamada ka soo guuleystay cadowga Khawaarijta ah.
Show all...
WhatsApp Video 2024-07-15 at 10.00.04 PM (1).mp41.95 MB
WhatsApp Video 2024-07-15 at 10.00.15 PM.mp41.89 MB
WhatsApp Video 2024-07-15 at 10.00.04 PM.mp41.95 MB
WhatsApp Video 2024-07-15 at 10.00.09 PM.mp41.71 MB
πŸ‘ 29πŸ‘ 4πŸ‘Œ 4❀ 3
Show all...
In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal culus oo galabta CXD iyo kuwa deegaanka

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

πŸ‘ 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.