cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

LAYLINTA RUUXDA✨️ 🧠

𝙌𝙤𝙛𝙠𝙞𝙞 𝙩𝙖𝙖𝙧𝙞𝙞𝙠𝙝𝙙𝙖 𝙖𝙠𝙝𝙧𝙞𝙮𝙖, 𝙦𝙖𝙡𝙗𝙞𝙜𝙞𝙞𝙨𝙖 𝙦𝙪𝙪𝙨 𝙢𝙖𝙜𝙖𝙡𝙖𝙮𝙨𝙤, 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙞𝙨𝙗𝙖𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙖𝙙𝙪𝙪𝙣𝙠𝙖, 𝙪𝙢𝙖𝙙 𝙩𝙖𝙗𝙖𝙧𝙙𝙖𝙧𝙣𝙖𝙮𝙙 𝙞𝙣𝙚𝙮 𝙭𝙤𝙤𝙜𝙖𝙮𝙨𝙖𝙣𝙖𝙮𝙨𝙤, 𝙢𝙞𝙙 𝙭𝙤𝙤𝙜𝙖𝙣𝙖

Show more
Finland1 898The language is not specifiedPolitics10 457
Advertising posts
3 304
Subscribers
No data24 hours
-77 days
-4130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

❝FAHANKA RAGANIMO EE QUR'AANKA❞ • Dahaaro dhameystiran mid muuqata iyo mid qarsoonba ‏﴿فِيهِ رِجَالٌ يُحِبُّونَ أَن يَتَطَهَّرُوا ۚ وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُطَّهِّرِينَ﴾ • In dhibaatada dusha saarto waqtiga adag ‏﴿وَجاءَ مِن أَقصَى المَدينَةِ رَجُلٌ يَسعى. • In uu ka run sheego balan-ta oofiyana ‏﴿رِجالٌ صَدَقوا ما عاهَدُوا اللَّهَ عَلَيهِ..﴾ • Xaqa inuu raaco ku hadlo weedh xaq ah ﴿وَقَالَ رَجُلٌ مُّؤْمِنٌ مِّنْ آلِ فِرْعَوْنَ يَكْتُمُ إِيمَانَهُ أَتَقْتُلُونَ رَجُلًا أَن يَقُولَ رَبِّيَ اللَّهُ﴾ • Inuu ka baydhin wadadiisa wax dagaya darteed ‏﴿رِجَالٌ لَّا تُلْهِيهِمْ تِجَٰرَةٌ وَلَا بَيْعٌ عَن ذِكْرِ ٱللَّهِ﴾ • Inuu is xilqaamo mahad-naqna uusan ubaahnayn ﴿فَسَقَىٰ لَهُمَا ثُمَّ تَوَلَّىٰ إِلَى الظِّلِّ﴾ • Inuu qoyska garab qabto dhinac kasta dhaqaale iyo maskax ahaanba ‏﴿اَلرِّجَالُ قَوَّامُوْنَ عَلَى النِّسَاۤءِ بِمَا فَضَّلَ اللّٰهُ بَعْضَهُمْ عَلٰى بَعْضٍ﴾ • Inuu alle ka cabsado oo adeeco ‏﴿إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ ﴾ ~ wey tilmaamaha quraanka ku jire ee cadaynaya raganimada balse intaas wa qeyb kamida. @M4chett
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Ma jiraan wax ku badbaadin Kara aan ka aheyn naftaada 😊 @LAYLINTARUUXDA
Show all...
🕊 1
Photo unavailableShow in Telegram
Bal ufiirso Hadalka ALLE ❣️❣️ ومن يتق الله يجعل له مخرجا * ويرزقه من حيث لا يحتسب} {ومن يتوكل على الله فهو حسبه} {ومن يتق الله يجعل له من أمره يسرا}
Show all...
6
Photo unavailableShow in Telegram
Wax kasta oo kugu dhaca marna ha moodin in lagu necban yahay, "Ilahay waxa uu imtixanaa addoomada uu jecelyahay, *Ha murugoon wall wax walba wa ay kuu hagaagi doonaan idinka ilaahay,
Show all...
5
Show all...
مَعهَدُ الجَزَرِي 📖

Mac'hadka jazari wuxuu kuu fudaydinayaa qaabkii aad u baran lahayd 1.jawiidka 2.tafsiirka 3.funuunta tajwiidka Contact: @Kaalitt

Photo unavailableShow in Telegram
Dabool xanuunkaaga 🤕 Isaga oo sharraxaya Qur’aanka, wax kale ma samayn Rabbigeenna Sakariye , “Wuxuu u baryey Eebihiis baaq qarsoon,” oo uu si hoose ugu hadlay  Wuxuu qarin jiray sannadihii noloshiisa oo dhan
  "وَكَانَتِ امْرَأَتِي عَاقِرًا فَهَبْ لِي مِن لَّدُنكَ وَلِيًّا"
Xantu waxay ahayd habeennimo meel ka fog xiisaha dadka & maqalkooda🧏‍♂️
Maxaa ka macaan badan
Habeenki Waqti Gaar kuu ah  oo Cidna kuu jeedin inaad soo kacdo kadibna aad ilaahay Hor istaago dantaada aad ubandhigato @Gaz4li
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
"Niyad jabka ugu daran ayaa ka yimaada dadka ugu dhow qalbiyadeena, sababtoo ah waxaan ka fileyn jacayl iyo taageero iyaga." - Gabriel Garcia Marquez
Show all...
💔 1
1. Noloshu caqabad iyo tuuro in ay yeelato waxba kama aha oo waa sababka ay u jirtaba in la kala miirmo. Mushkiladdu in ay jirto maaha dhibku ee waa nooca saamayn ee ay inagaga tagayso, sidee innaga oo ah bay ina dhaafaysaa? Ma adiga oo u arkaya jaanis aad ku bandhigi karto kartida, aqoonta iyo qofnimada kugu jirta, mise adiga oo ay ku soo ridatay oo catow iyo ciil uun u qaba imaanshaheedii? Adiga ayay kuu taallaa! 2. Xaqiiqada nololeed ee ah in ay kala miisaan weyn yihiin mushkiladaha iyo dhibaatooyinka ina soo gaadhaa ayaa dhalaya xeerkan cajiibka ah ‘Furfur oo xalli’. Awoodda qofeed, qoyseed, qabiil iyo qaranba waxa ka hor imanaya dhibaatooyin dhinacooda dhulka dhigaya-hadii aan looga hor tegin sida haboon. Tanina waa mid ka mid ah kuwa u mudan. Ururso cudud kasta oo dhinacaaga ah, burburi oo furfur dhib kasta oo kaa soo hor jeeda.
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Aqoontu waa xaalada ugu horeysa ee aad u baahan tahay nolosha. Wax akhrintu waa amarkii ugu horreeyay ee ku yimi magaca Allah abuuray:
{اقْرَأْ بِاسْمِ رَبِّكَ الَّذِي خَلَقَ}
[Al-calaq: 1]. Xidhiidh ka dhexeeya aqoonta iyo nolosha @LAYLINTARUUXDA
Show all...
🥰 2 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.