cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Dhiirigalin👸❤️ (motivation)

💥 Fanis is may famiy. Welcome✋️ 💫Naftaada ayaa mashquul kuugu filan. . lChennalkan waxaad kahelidoontaa 👍 Dhiirigalin❤ Xikmado 💯 Waxyaabo kuxiiso galiya💞 Aqoon 👨‍💻 Welcome 👏❤

Show more
Finland3 242The language is not specifiedMotivation & Quotes16 692
Advertising posts
916
Subscribers
+424 hours
+97 days
+4630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
فإذا جهلت المرأة علوم الدين أتعبت الزوج، وأفسدت الأولاد وأهلكت الأمّة. Haweenta hadday jaahil ka tahay culuumta diinta, waxey daalinaysaa ninkeeda,waxey Qaribeysaa caruurta waxey duminaysaa umada , Allow diintaada Na fahamsii 🤲✨🖤
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Waqtigu waa sheyga ugu qaalisan ee qofku heysto, waxa uuna ka qaalisan yahay wax walba oo dunida yaala, sababtoo ah waa mid aan dib loo heli karin hadii mar uu kaa tago. Sidaas darteed waxaa in badan mafareyso diinteena inaan ka faa'ideysano waqtiyada maanta aanu heysano ka hor inta aysan inaga tegin oo deb aynaan uga qoomameyn.
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
“ Waxaa dadka ugu liita oo u caajis baddan qofka Alle baryadiisa ka caajisa” ❤️ Sheekh Mustafe X. Ismaaciil
Show all...
‏اللهُم في يوم الجمعة اجعل لنا في الأيام القادمة فرحاً وتيسيراً وتوفيق وازح كُل همً اثقل عاتقنا واصرف عنا كل سوءٍ وخيبه اللهم طوقنا بالسلام والطمأنينة والنور، اللهم تولنا في من توليتهم الذين لا خوف عليهم ولا يحزنون اللهُم تحقيق الأمنيات التي اودعناها إليك يا أرحم الراحمين🌷
Show all...
👍 2
Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @WadadaToosan 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Wanaagmedi 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @tixjaceyl 🌺 @Manhadal 🌹 @Dareenjacel143 🌹 @hagahanolosha7 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 @OGAANSHO12 🌸 @Dareenka_Guusha 🌸 @DhuuxJaceyl 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @ruuxdawanaagsan1 🌸 @RibaaxaAcademy 🌸 @hansidechannel 🌸 @Balaashaan 🌸@quraanonline1 🌸 @Naxriis_Badne 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @Kasdareen12 🌾 @Cawayskanolosha ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@xikmaawimedia@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @xikmadjacayl 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @QALBIQOOYE1 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @LAMPTECH 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @xikmadjacayl 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @xikmad_channel 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @Taloyinkaguusha --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @qalin19 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- Page ka al Raxma jion👇👇 https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Show all...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

Photo unavailableShow in Telegram
*Subax Wanaagsan Walaalayaal*🧡 inta caafimaad kusoo toostay alle ha u siyaadiyo inta xanuunsana alle ha caafiyo qof walbana muraadka uu leeyahay Alle ha u sahlo 🤲
Show all...
👍 1
Nebi Muuse "CS" markii ay ku yidhaahdeen qoomkiisu: {إِنَّا لَمُدْرَكُونَ} Waxa uu ku yidhi: {كَلَّا إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ} Keli ma noqdo qofka Ilaahay tala saarta ee wax kasta u sheegtaa
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Wuxuuyiri. Suùbaauhu scw scw. Akhŕya quraanka wuxuu imanayaa maintain qiyaamo isagoo ushafeeco qaadayaa saxiibki (yacnii kuu ku akhrjiray aduun yada intuu joogay ) ❤️
Show all...
👍 1
Waxa inta badan la dhaha mustaqbalku waa maxsuulka ama natiijada hawlaha/caadooyinka aynu sida maalinlaha ah u qabano si kale hadan kugu dhigo,cuntada aan cuno,buugagta aan akhrino,caadoyinka aan qabatiney,baraha bulshada aan isticmaalo,dadkan ku dayano iyo kuwan wakhti la qaadanayiba waxay si dhammaystiran u qaabeeyan nolasheena malinlaha ah iyo teenan dambeba. Sida daradeed talada ugu macquulsan ee qof dhalinyara ah xiligan gaadhi lahayd waa •Waxbaro oo ku dedaal joogteynta dhammaystirna shayga aad bilowdo. •Shaqayso kuna shaqee qiimahaaga. •Wakhtigaaga iibso 30 daqiiqo yaanay kaaga lumin waxqabad la'aan. •Ku dedaal raaligelinta Allah (Swt). •Ka saar nolashaada is dhex yaaca iyo mashquulka bilaa wax soosaarka ah. •Yaree isticmaalka socail media-ha ee bilaa hadafka ah. Markad intas nolashada ku dabaqdo kadib, natiijadu waxay noqon doonta guul iyo inad hesho midhaha dadaalkaga, ugu dambayn hubso inan hadafyadada nolaleed iyo ficiladadu ka hor iman hadafka wayn ee ah nolasha dambe(aakhiro) iyo sababta la inoo abuurey madama illahey(swt) surada tawbah inogu sheegayo in ficil iyo camal walba oynu samayna yahay mid la inaga xisaabin doono ugu dambayna la inaga abaalmarin doono. وَقُلِ اعمَلوا فَسَيَرَى اللَّهُ عَمَلَكُم وَرَسولُهُ وَالمُؤمِنونَ ۖ وَسَتُرَدّونَ إِلىٰ عالِمِ الغَيبِ وَالشَّهادَةِ فَيُنَبِّئُكُم بِما كُنتُم تَعمَلونَ Surada Tawbah ayada 105. Guuleysta.
Show all...
👍 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.