cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Dhigaal

Yoolka adduunka.

Show more
Advertising posts
4 343
Subscribers
+1124 hours
+377 days
+22730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada computerka  ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ’ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali ๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 96 chats.

โค 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaad aragtaa waxyaalo dhacay, markaasad tidhaahdaa waayo maxay u dhaceen. Anna waxaan arkaa waxyaalo aan dhicin, markaasaan is waydiiyaa maxay u dhiciwaayeen. -G. Bernard Shaw
Show all...
โค 5
Photo unavailableShow in Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu. โญ inaad ka wayn tahay 15 jir. โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: โ—Introduction to windows โ— Microsooft  word โ—Microsooft ppt โ—Microsooft excel โ—Microsooft access โ—Microsooft publisher โ—Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Show all...
https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad7 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Show all...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 99 chats.

Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Show all...
๐Ÿ’ป ONLINEโŒจ MARKETING โŒš๏ธ
๐Ÿ“– XIFDINTA QUR'ANKA
๐Ÿ“– Aqoonside books ๐Ÿ“š
๐Ÿคด Gudoomiyaha teamka ๐Ÿ‘‘
๐Ÿค Admin
KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada computerka  ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ’ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali ๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 96 chats.

KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada computerka  ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ’ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali๐Ÿ‘‡ https://t.me/addlist/B03E6EHTIwgyYjI0
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 93 chats.

https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad7 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Show all...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 99 chats.

Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Show all...
๐Ÿ’ป ONLINEโŒจ MARKETING โŒš๏ธ
๐Ÿ“– XIFDINTA QUR'ANKA
๐Ÿ“– Aqoonside books ๐Ÿ“š
๐Ÿคด Gudoomiyaha teamka ๐Ÿ‘‘
๐Ÿค Admin
Guurdoon __ Waaligii Tigreet u qaabilsanaa Cabbasiyiinta ayuu ahaa Yuusuf Binu Ayuub. Alaabana waxa uu ku hawraari jiray, waan jeclaan lahaa inaan guursado gabadh Ilaahay ka dhawrsata oo wiil ii dhasha, kaasoo xoreeya Qudus. Maalin isaga oo kobtiisii kambadhuudha, waxa ay dhegihiisu dhugteen, nin maamusleh oo gabadh ka codsanaya guur. Balse ay ugu warcelisnayso, waxaan sugayaa nin Alle ka cabsi leh, Ilaahayna nakala siiyo wiil xeeladaha dagaalka yaqaana, oo farda fuul sooma jeesta ah. Magaalada Qudusna xoreeya. Kanshadaa kama uusan daahin ee, inta uu doontay ayuu guursaday. Waxayna dhaleen Salaaxu Diin Al-Ayuubi. Sidii ay filayeenna waxa uu furtay Qudus. Kaliya may ahayn inuu iska furtay ee, waa lagu soo barbaariyay. Waxaanuu aamminsanaa inuu furanayo. Doorta qofka aad ogtihiin in uu idinku habboon yahay, oo aad isku wadiiqo jaanta u wada rogaysaan. Waxay u badantahay, inaad wada gaadhaan ee. Oo qofna maal iyo mood midna haku xulanina. Kuna xusha han iyo hannaan qofnimo. Sideedabana in ubad adduunka wax kabadala aad dhashaayi ma fududa. Se waa haddii aabaha iyo hooyaduba isku jabadyihiin. Soomaalidii horena waxay halhays ka tagtay, "Wiilkaagu wuxuu hiil kaaga baahanyahay, maalinta aad hooyadii raadinayso." Maadama oo dadkeennii hore ay ku yarayd caaddifadu, waxay ahaayeen kuwo wax walba sal uga dhiga garaadka. Jacaylkuna ceeb ayuuba la'aahaaba. Kuwa maanta joogaana, jacayl iyo calaacal ayaa isu xiga. Qalbi jab iyo oohinbaa lala dadanyahay. Waa duul aan aqoon sababaha jacaykoodu ku dhidbanyahay iyo udub dhexaadkiisa. Waar u jeedku waa caqligaa horeeya, dareenka jacayl ee ay caaddifadu hor booddaana waa ka danbe.
Show all...
๐Ÿ‘ 3
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.