cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Muqdisho Media Network❤💋

🚩 Channel was restricted by Telegram

Show more
Advertising posts
3 414
Subscribers
-524 hours
-137 days
-7930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Prohibited content
Maxaa kalaqabsaday Xildhibaan Xasan Yare iyo shacabka Deeggaanka Janaa-Cabdala.
Show all...
25.13 MB
Prohibited content
#YAAB Islaantaan idiin muuqato waxa ay ka soo muuqatay Idaacadaha iyadoo sheegeyso in shaqsi ka soo jeeda beesha #HG uu ka dhacay guri ay leedahay.Balse xaqiijin kadib waxaa la soo ogaaday in naagtaan ay been sheegeyso oo gurigaan ay xoog ku heysatay isla markaana lacag la siiyay si ay gurigaan u soo wareejiso welibana muuqaal cadeyn ah nootaayada looga duubay markii ay furayaasha wareejineysay.
Show all...
2.79 MB
Prohibited content
Waa geed-labkii Ugaas Mohamed Ugaas Ahmed
Show all...
2.44 MB
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS oo ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya. Waxaa ogolaatay 138-Xildhibaan, 4-Xildhibaan ayaa diiday halka 1 Xildhibaan uu ka aamusay.
Show all...
Prohibited content
Magaciisu waa Yahya Ibrahim Hassan (Yahya Sinwaar ) waa hogaamiyaha dagaalka kooxaha Iska caabinta ah ee Hamaas . Waa 61 jir nolashiisa inta ugu badan Dhulka hoostiisa iyo dhagaaxnta ayuu ku qaatay , waa ninka Yuhuuda marka ay maqasho dhinacyadooda ay Iska fiiriyaan ,sidii isaga inuu so socdo oo kale . Waa dagaaal yaqaan , 21 sano ayuu ku soo qaatay xabsi iyo ciqaab wada socoto ah , waa nin reer Galbeedka Aad, ay oga" Baqan iyo Yuhuuda oo, dhan Allah ha, guuleeyo walalahen reer Falastiin 🇵🇸
Show all...
Prohibited content
Markan oo kale Carabtu Waxey dhahda yaa" Salam 😃
Show all...
7.79 KB
Prohibited content
Siham Tahliil Oo sharaxeso Qaabka Soo denteda Iyo Liibaan shuluq Oo 🕺🕺
Show all...
1.04 MB
Ciidanka Hey’adda Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen waxay ku qabteen afar dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuwaas oo waday miinooyin ay qorsheeyeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.
Show all...
👍 2
Prohibited content
Maxkamadaynta sarkaal loo haysto Dilka sarkaal kale oo ay isku tababar ahaayeen - Abdulkadir Isse
Show all...
31.75 MB
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.