cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

JACAYL WAARA โ™ฅ๏ธ๐Ÿ•Š

Waa idiin qori doona jacaylka..๐Ÿฅบโค๏ธ

Show more
Finland2 382The language is not specifiedReligion & Spirituality42 375
Advertising posts
2 129
Subscribers
No data24 hours
+117 days
+9430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 5 Sagal Waxad Moda Inay Jacayl U Qadayso Hanad Iyado is waydinaysa Qofka sidan kula dhaqmaya sababty niyada uga rabto hadana way is diidsinaysa Waxa qalpigeda ka Guuxaya Hanad Marna niyadisa kuma so dhacdo sagal xta inay qof tahay io in kale maba kala yaqan Iyasu wuxu aad u jecel yahay inuย  iska bashaalo imika maagalada Intas ayuba i imid isagu Halkana Saxibad ayu ku le yahay magaceda la idha Malika Malika waa gabar qurux badan hanad waxay u daba socota lacagtisa io inu yahay nin meel wlba laga yaaqan Isaga io iyada maagalada Ayay kuso dalxiisen Iyago Doon โ›ด wada fushan ayuu ku dhahay dhib aya i haysta marka ayay waydisay Maxa jira markas ayu dhahay Naag rer miyi ah aya guursaday intay indhaha tagtay ayay ku tidhi Maxad dhahday Oo imika xaas aya ledahay intu Xanaaqay ayu dhahay aniga xaas ima aha mana jecli kaliya hooyaday aya ku raali galinaya pas Malika niyada ayay iskala hadashay waxayna goโ€™aan ku gadhay naagtas inay ka furi doonto Iyado ku leh Hanad Naag rer miyi ah ma qabi kartid kuma qalanto dadka haysku ceebayn Hanad aya kugu jawaabay hadalka iga xidh meshan uma iman hadalkeede Hanad io Malika Hal guri ayay ku wada nool yihiin kolba Xaflad io dalxiis ayay ku maqan yihin Hooyadi Aya wacday habenki wiilkeda iyado leh ila manta imad so wicin ma fican tahay Markas ayu dhahay haa hooyo mcn alhm seitahy wan yara mashquulsana manta Cabar yay wada hadlayen Mamaโ€™da iyado Hadlaysa Ayay tidhi Watan Sagal imika timid suuqa ayay ku maqnayde Hoo Lasi Hadal Markas ayu dhahay hooyo imika wada hadlaynay iyada sagalna way yaabty iyado og inay iskugu danbeysay malinku guriga ka baxay ee uu tagay is kamay jidhine Waxay dhahday haa hooyo imika wada hadlaynay Qolkeda intay gashay yay is waydinaysa Herka intas leg u isku diidsinayo Way iska aamusty Hanad wuxu Maqan Yahay mudo ah 5 bilood Sagalna intas waxa Barasho ayay ku jirta iyado diidaysa aqoon laโ€™aanta io in kolba hanad ku idhahdo isku level ma Nihiin Mamaโ€™da aya ah qofka mar wlba sagal garabka sinaya leh waxbaro dharkan xidho hanad haku imado ado isaga ka aqoon io rer maagalnimo badane mamaโ€™du way dareensan tahay sagal io Hanad inanay isku ficnayn hadana hoosta ayay ka wadata isku so dhawan shaha labadooda Mudo ka din waxay laso baxday sagal qurux io aqoon dheeri ah iyado kuwa maagalka ka badisa mamaโ€™da Aya Hadyad ugu keentay sagal Gaadhi Sagal waxay ogโ€™aan ku gadhay mamaโ€™da inay wax walba u sheegto io iyada io hanad siday isku yihiin Habenki marka la garay ayay u timd Mamada Waxayna ku tidhi hooyo aniga waxa tahay saxibtyda waxana ku sheegaya wax walba oo jira oky ii sheeg aye ku tidhi Waxay tidhi hooyo aniga hanad marna ixtiraam ima siiyo sababto ah guurka io aniga midna raali kama aha imika wuxu ku maqan yahay maha shaqo Ee Naag ayu u tahay malika u dhaho mar walba isaga aya igu qasbi jiray ina ku dhaho aroos ma rabo ina ku dhaho u iso xidhiidhiya intasba isaga igu qasbay Mamaโ€™da intay ilin ka timid ayay ku tidhi hanad wanu fahmayne hooyo labad ayu haysta qof kale waxs uma adkaysten markas ayay ku tidhi inantydiyay wan aqaan dhaqanka hanad lkn waxs kama filayn isug wada wacaya sagal aya ku tidhi may hooyo iska dhaaf waxna how sheegine Mamaโ€™di qolkeda ayay gashay waynaย  salaad walba u ducaysa sagal Subaxdi marki laso kacay ayay sagal mamada wada quracden Kadib mamaโ€™di aya dhahday sagal sidan wax fican maha inu ninkaga naag kale ku maqnado lkn fikir ayan ino haya si u uso noqdo waxan dhahaya wan xanuunsanaya ee kalay wan huba inu markina imanayo way isku raacen Hanad io malika Oo iska jimicsanaya aya laso wacay hanad markas ayay ku tidhi sagal setahy isna u ku damiyay mobelka mar kale ayay so wacday intu ka qabtay ayu dhahay maxad rabta yaah markas bay tidhi kaliya waxan ku sheegayay inay xanuunsa nayso hooyo wayna ku jartay intu Naxay ayu kuso celiyay lkn kamay qaban . #JACAYL_WAARAโค๏ธ
Show all...
โค 1
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 4 Sagal aya ka daba kacday markay qolki gashay way iska seexaty isna sidii dhaqankisa ahayd dhulka intu seexday ayu mobelkisi laso baxay isago asxabtisa la sheekeysanaya Kadib Gabar ayu wacayย  isago farxad io sheeko isla watan ayu dhahay quruxey Bari Wan ku Imanaya Aad Ayan Kugu xiise Sagal intas way maqlaysa Lkn dhag uma dhigin Wayna iska seexaty Subaxdi Marki laso kacay ayay sagal quracdi diyaarisay Marki miiska lays kugu imid Ee la Quracday ayu Hanad dhahay Hooyo Safar aya saka ahay wana bixi raba Halke ayay ku tidhi Mamaโ€™di markas ayu idhi (Canada ) tagaya halkas ayan hawlo ka leyahay Mamaโ€™di aya ku tidhi mad iska joogtid hooyo markas ayu dhahay wa qasab ina baxa hooyo markas haye ku dhahday Markas ayu dhahay wan diyaar garoobaya qolkisa ayu galay kadib sagal aya dhahday hooyo isug hanad aya diyaarinayaye markay qolka ugu gashay ayay ku dhahday kalaay hooyo mad runta u sheegtid ina Naago u tagaysid Marks intu uso dhawaday ayu ku dhahay Aniga noloshyda faraha lama so gali kartid waxna kama galin runtaydaย  io bentyda oky sagal ilin aya kuso istagtay wayna iska Aamustay markas ayu u raaciyay hooyaday waxba uma sheegi kartidย ย  sagal wayka baxday qolkisa bananka intay tagtay kuso oohin dhamaysaty markas ayay wax ay sameeyso garan wayday mamaโ€™da haday runta la wadaagi lahyd Xanuuno ayay ledahay oo naxdinta io warwarka wa laga ilaaliya Sagal ma laha hablo ay saxib la tahay oy wax la wadaagto rerkeeda uma sheegto dhibkay ku jirto Wayna iska samirty ilahy ayay talo saraty Hanad asxaabtisa aya u imid siโ€™ay usi keexeyan uso baxay hooyadi ayu macsalaameyay una baxay โœˆ๏ธ Sagal wajigeeda murug aya ka muqata mamaโ€™di ayaa ku tidhi ma waxad ka warwarsan tahay tagi tanka hanad sagal dhibka maba ay dareensin sidi laba qof oo isku fican inay kala tagen Camal ayay u tidhi hooyo haa safarku u iska naxdin badan yahay markas ayay qolkeda gashay iyado leh ilahow nin aan waxba ogayn ha Cadaabin Mamaโ€™da waxay moodaysa inay Nin io naagti isku yihiin maba oga colaada dhextala labadan qof Hanad hooyadi ayu so wacay una sheegay inu nabad tahay sagal oo mamaโ€™da agjoogty aya maqlaysa iyado niyada ka tidhi alhamdulilah Sheekada inti macaanka io murugta ahayd wayso socota ๐Ÿฅบ Ee comments igu dhiirigeliye aan cajisinee๐Ÿฅบ๐Ÿ˜ข #JACAYL_WAARAโค๏ธ
Show all...
โค 1
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘ฆ๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 3 Mamaโ€™du Ayaa ku tidhi hanad Waa Wiil kaligi Ah Wxan Raba Inu ka baxo Nolashas Mamaโ€™du Waxay Arin walba u sheegtay si anay sagal u dhibsan la dhaqanka adag ee hanad Sagal waxay Is waydinaysa Hanad si aay isku fahmi lahayen Lkn hanad maha mid sagal io guurkeda midna uso jeeda Wuxu mar walba Ku dhaha sagal aniga xaaskyga ma tihid kaliya raali ahanta hooyaday aya ku qaaba  io ina iyada nafteeda u ilaaliyo Sagal maha mid dhag u dhigta hadalka hanad waayo hooyadi ayaba wax wlba u sharaxday io hanad dabeecadisa Sagal waxay ku mashquulsan tahay la qabsiga guriga waxana ka cawisa mamaโ€™da Waxadba mooda inay tuulo ka iman ay waligedba guriga ku nolayd siday mamaโ€™da u wada Sheekaystan io is dhexgalkoda Habenki Ayuu Hanad guriga imid wuxuna imid hooyadi Oo Seexaty kaliya Sagal so jeedo Waxayna Ku tidhi fadhiso Aan Casho kuso diyaariye Lkn intu iska dhafay ayuu dhahay asxabtyda laso casheeyay Qolkisa ayuu galay Sagalna waykaso daba gashay Sidii Dhaqankisa ahayd Dhulka ayu seexday Mobelkisa ayu laso baxay isago hablo la sheekaysanaya video call aadna u qoslaya anay kaba qasnayn Sagal dhaqankiisa io isaga tona uma bogin lkn mamaโ€™da darted ayay ugu samraysa Subaxdi Sagal Waxay diyaarisay Quracdi waxayna so yedhay mamaโ€™di hanadna uso baxay halki aya lagu wada quracday mamโ€™di aya hadal kaftan ah kuso turtay hanad io sagal waxayna tidhi incha allh malin dhaw waxa miiska buxin doona ciyaalka ayeeyda u noqon doona wan farxad aad u weyn Hanad aya marku maqlay hadalki  hooyadi ku saxday cuntadi isago ka Naxay hadalkas Markas ayay hooyadi ku tidhi Hoo biyaha maxa kugu dhacay marku Cabay ayu dhahay waxna kaliya wan saxday Markas ayu baxay sagal aya qolkedi iska gashay mamaโ€™di Aya uso gashay Oo ku tidhi Sagalay mid samee Cuntada hanad cunaya shaqalaha haw dirin adiga gacantaada ugu so kari qolkisana adiga hagaji waxay ka caawinaysa inu hanad dhaqankisa badalo Wana ku baraya cuntoyinka u jecel yahay haye hooyo ayay ku tidhi mamaโ€™da aya aad ula dhacda dhaqanka wanaagsan ee sagal io siday u ixtiraanto anay hadalkeda u diidin Sagal waxay is waydisa mamaโ€™da wanaagsan io wiilkan dhaqanka xun haddana waxay ku hilmamta xumantisa hooyada xanaanadeda fican Mamaโ€™di io sagal waxay wada diyaariyen Casho aad U Qurux badan Hanadna u jecel yahay kadib ayay Mamaโ€™di ku tidhi sagal orod dharkas so xidho sagal qolka ayay gashay wayna so xidhaty iyado dhibsanaysa waxanba Markay so baxday Ayay mamaโ€™di aad ula dhacday Quruxda sagal kuna tidhi m.a inantydiyay Hanad aya so galay guriga Markas intu qolkisa galay ayu so baxay halki io miiska cashada imid iyago hooyadi ku leh mamo seetahy is yara wareysten kadib Cashadi la so wada dul fadhistay markas ayay mamโ€™du aragty hanad inanu marna ishu kaga dhacayn Una xageda egayn Markas ayay mamaโ€™di dhahday hanad Hooyo waxad heshay Gabar aad u qurux badan una fican iyado rabta inu eego sagal lkn hanad waxasi uma jeedo isago eeginba ayu dhahay haye hooyo Cafimaad igu cashe kadib qolkisa ayu Tagay Qofka sheekadan qadaanay plz magac channel haka reebin xigasho xitaa dadka u oglร da @JACAYL_WAARAโค๏ธ
Show all...
โค 1
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐ฝ๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘ฆ๐‘™ โ™ฅ๏ธ part 2 Mamaโ€™di Hanad Dhashay Safarkedi Ayay U Baxday  Ugu danbey Way Nabad Tagtay Oo Tuuladi Way Gadhay Hanad Isaga Guriga Laba Cisho Kamu Bixin Werwer Dartis io Nolol Aanu Raali Ka Ahayn Inu Galo Mamaโ€™da Hanad Dhashay reerki Markay Dhawr cisho Joogtay Tuuladi Kuso Dalxiistay Ayay Hawshay U timid Gashay Islaanti Aay Saxibka Ahayn Aay u timid Mamaโ€™du Ayay Wada Hadlayn Una Sheegty Arinkay U timid Ugu Danbey Hanad Waxa Lo Doonay Gabar Sagal La idha Wana Gabar Qurux io Wanaag Isku darsaty io Haybad Hanad Muruga Ku Dhan Sababto Ah Gabar Aanu jeclayn Oo Waliba Rer tuulo Ah siden Xaas Uga Dhigta Ayuu Kolba Saxibadi ku leyahy isaga Oo Diidaya Hadhaw in Lagu xadnto Madaama U Yahay Wiil rer magaal Ah Oo hanti Leh Kolba Wadan U Dalxiis Taga Sidu gabar Rer miyi Ah u Guursaday isago Helaya Gabar Aay Isku Level Yihiin Sagal gurigi Aaya La keenay Hanad io Hooyadi Dagnayen Halks Aayna Dagi Doonan Madaama Mamaโ€™du Kaliged Tahay wiilkedu Kama Guuri karo Wayna isla Qaten Sagal iyadu Jawiga io Dadka Magaalada Wali Lama Qabsan Inkasto Mamaโ€™du Garab tagan Tahay Sagal Hanad io Hooyadi Aaya Iyago Wada Hadlaya Mamaโ€™du tidhi Waxan Raba Ina Aroos Weyn dhigano Hanad Intu Naxay indhaha Tagay Aayay Hooydi ku tidhi Wiilkygi Maxa Kugu Dhacay Wuxu ku dhahay Hooyo Waxba Ma jiran Kadib Aayay Ku tidhi wan Seexanaya Subaxa Hayno Ahato Hanad Oo Yaaban Oo Inu Magaalada Ka Cararo inyar iskaga Haaya Ayaa Qolkisa Galay Tan io malinti u guurka maqlay Mu seexan Sagal Oo Iyadu Qol kale Dagan Oo Wali Lo diyaarinayo Arooska Aaya iyaduna Dhankeda Murug io Fikir Kula jirta Hanad Arooska Si u iskaga Joojiyo Ayu Ka fikiraya Markas Ayuu Qolkeda ku gaaracay Albaabka Markas Ayu ku dhahay Ina kula hadlo raba Meel balakoon Ah Ayay fadhisten Wuxuna U Sheegay Guurka io Arinkan Inanu Raali Ka Ahayn Uu Hooyadi Darted U sameenayo Wuxuna ka codsaday Inay iyadu ku Qanciso Hooyadi inanay Aroos Rabin Sagal Arinka Wayba Fahmi Ladahay Lkn Waa Gabar Aqli io Wanaag Leh Waxay ku tidhi Aana Hooyo Ku sheegi Doona bari Oky Saas Aayaynu Isku Ognahay Ayu idhi Qolkisa Ayuu ku Labty Sagal Aya Subaxi Madaami u Sheegtay kana Dhadhicisay Inanay Aroos rabin Madaama Uu Hanad Ka Codsaday isago diidaya in Lagu arko sagal Mamaโ€™di Aya ku tidhi Hadad happy ku Tahay waan Iska daynayna Inantydiyay Hanad Marku soo kacay miiski quracda u imid ayay Hooyadi u sheegtay In sagal aroos rabin Markas ayuu dhahay Haday Rabin inaga Dhaf isago niyada ka farxay kadib u quracday Una baxay Sagal io mamaโ€™di aya Qolka fadhiga Wada Fadhistay Waxayna Mamaโ€™du u keentay Sagal dhar io dahab io shopping Mahadsanid waxayna u raacisay Hooyo Hanad Maxad Ugu dooni wayday Gabar Rer Magaal Ah  Mamaโ€™di intay dhoola cadeysay Ayay ku tidhi adiga ayan kula jecladay rerkagana io hooyadana Waxanu Nahay Dad Aad isku Yaqaana Aqoon isku leh adigana  Waxan Oghay ina ku habon Wiilkyga Like isaar @JAVAYL_WAARA kala soco qeybaha kale
Show all...
๐Ÿ‘ 1โค 1
๐ด๐‘‘๐‘˜๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘– ๐‘—๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘ฆ๐‘™ย ย  โ™ฅ๏ธ part 1 Hanad Waa Wiil Madi Ah Wana Wiil Ka Dhashay Rer Hanti Badan Leh Hanad Waa Kibrani Aad Iskula Weyan Hooyada Hanad Dhashay Aya Mar Walba Jecel Inu Wiilkadu Guursado Si U Kalinimada Uga Baxo Lkn Isaga Guur io Arimaha Ma Jecla Inu Iska Bashalo Kolba Wadan u tago Mooye Malin Isaga io Hooyadi Oo Wada Qadenaya Ayay Mamaโ€™du Ku Tidhi Hanadow Hooyo Waxan Raba Ina Manta Si Weyan Kula Hadlo Hanad Intu Si Kalgacal Leh Uso Egay Ayuu Dhahay Hooyo Ii sheeg Kadib Mamaโ€™di Ayaa Ku Tidhi Hooyo Waxan Raba Ina Caruurtaada Arko madaama Imika Qof Weyan Noqday Xata Hadday Tayda noqoto Micnaha Aan Dhinto Aniga Oo Garabkaga Ku Og Xaas io Caruur Hanad Ayaa Dhahay Hooyo Incha allh Wan Guursan Wali Wakhti Ayan Haysta Lkn Imika Guur uma Jeedo Isago Raba Inu Qanciyo Hooyadi Si Aay Guurka Dib Ugu Dhigto Lkn Mamaโ€™da Hadalkedi Ayay Ku Tagan Tahay Wayna Ku Adkaysay Arinta Isaga Oo Raali Galin Naya Hooyadi Ayuu Aqbalay Arinti Mamaโ€™da Aad Ayay u Faraxday Farxad Ayay is Kala Garan Ladahay Kadib Ayay u Raacisay Inay Gabadh Fican iyada U Dooni Doonto Hal Week Kadib Hanad Aad Ayu U Warwarsan Yahay Murug io ciil Ayuu La Seexan Wayay Habenki Isago Diidaya Guurka io Gabadh Aanu Aqaan U Lahayn Sidu Uu Gursan Laha Mamaโ€™da Ayaa La Hadashay Islaan Aay Saxibo Ahayen Oo Magaalo Tuulo Ah Dagan Una sheegtay Bari In Aay Safar Uso Tahay Tuulada Mamaโ€™da Waxay U Baxaysa Hawsha Wiilkeda Una Dooni Rabta Gabar Dhaqan io Hidihi Leh Oo Wanaagsan
Show all...
โค 4๐Ÿ‘ 2
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Cilmu_nafsi_10 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Show all...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐˜€ ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
waa habeen jumca ah ee aan kuwada salino nabigeena {S.C.W}โค๏ธโค๏ธ
Show all...
โค 5
Markay dani meeday tidhi ๐Ÿค” maxaan talo meel ka dayey ๐Ÿคจ markay dani maaha tidhi , weydiiyay qof meel ka dayey ๐Ÿ—ฃ๏ธ markay dani maaha tidhi , ku laabtay halkan ka dayey ๐Ÿ˜Ÿ markay dani maaha tidhi , kasii deyay meel la deyey ๐Ÿ‘๏ธ Adigu mxaad ka xasusata Gabayadi Abwaanka ๐Ÿง  ilahay Naxaristi jano haka warabiyo ๐Ÿคฒ
Show all...
๐Ÿ‘ 1
Mashruuc weeye aduunyada Maalin iyo habeeniyoo Muddo gaaban weeye Mashquul yeesan ku galin Marti baad ku tahayee Aduun waa sir iyo caad iyo saacad gaabane intaan mowdku kugu siqin Camal suuban sii dhigo โœ๏ธโœ…๏ธ๐Ÿ’ฏ
Show all...
โค 4๐Ÿคฉ 2
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Cilmu_nafsi_10 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Show all...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐˜€ ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.