cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Cali Aadan Muumin

Kuso Dhawaaw Barta Rasmiga Ee Telegram ka Cali Aadan Muumin

Show more
Finland757The language is not specifiedNews & Media14 220
Advertising posts
11 299
Subscribers
+6224 hours
+1087 days
+1 29830 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

DEG DEG: Dagaal Cusub Iyo Xulufo cusub Aya ka bilaabatay somalia xili ay etoobia so gashay somalia https://youtu.be/kokUGjFBbnw
Show all...
DEG DEG: Xildhibanada G/Galbeed oo Khilaaf Culus ka Dhexqarxay,Go,anka Turkiga Ee...

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

DEG DEG: Xildhibanada G/Galbeed oo Khilaaf Culus ka Dhexqarxay,Go,anka Turkiga Ee... https://youtu.be/kokUGjFBbnw
Show all...
DEG DEG: Xildhibanada G/Galbeed oo Khilaaf Culus ka Dhexqarxay,Go,anka Turkiga Ee...

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

Photo unavailableShow in Telegram
Diyaarad Nooca Milatariga isticmaala ee loo yaqaano Helikabtar ayaa Gabaldhicii Maanta ku dhacday Beer u dhow Xerada ATMIS deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye. Diyaaradan oo ka baxday magaalada Muqdisho ayaa kusii Jeeday Garoonka Mlitariga Belidoogle ee gobolka Shabellaha hoose waxaana saarnaa Ilaa Afar qof . Diyaarada ayaa u dhacday Cilad dhanka Matoorka ah,dhamaan dadkii iyo Hubkii saarnaa ayaa la badbaadiyay sida ay Xaqiijiyeen Taliska ATMIS ee Carbiska. Dadka saarnaa Diyaarada ee dhaawacyada gaaray ayaa loo soo qaaday magaalada Muqdisho .
Show all...
Taliyaha Mariiniska Mareykan-ka oo ka shifay Xogo Cusub oo la xiriira Somalia iyo Itoobiya https://youtu.be/hJ6lkXVK6ZQ
Show all...

DEG DEG: Dagaal Culus oo Kasocda Hiiraan iyo Sh/Dhexe,Go,aanka Mareykanka Ee Soomaaliya&MD Xasan, https://youtu.be/Sc0v6SpdRA8
Show all...
DEG DEG: Dagaal Culus oo Kasocda Hiiraan iyo Sh/Dhexe,Go,aanka Mareykanka Ee Soomaaliya&MD Xasan,

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

DEG DEG: Wadamada Geeska Afrika oo ay Cabsi soo wajahday kadib - https://youtu.be/_k25tEsDbpA
Show all...
DEG DEG: Wadamada Geeska Afrika oo ay Cabsi soo wajahday kadib -

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

DEG DEG: Ciidanka Itoobiya oo Qaran Lagu Weeraray,Khasaaraha ka Dhashay&Xogta Horjooge lagu Qabtay https://youtu.be/wZjFMEdXmk0
Show all...
DEG DEG: Ciidanka Itoobiya oo Qaran Lagu Weeraray,Khasaaraha ka Dhashay&Xogta Horjooge lagu Qabtay

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 1
DEG DEG: Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maalmo kahor soo rogtay amar ah in ay garoonka Muqdisho aysan ka dhoofi karin mudanayaal baarlamaan oo kusii jeeda deegaan doorashadooda oo ah magaalada Baydhabo, waxana saaka mudanayaal laga reebay gabi ahaanba duulimaadkii Baydhabo aaday, iyadoo aan maalmo kahor sheegnay in magacyada mudanayaasha la geeyey Garoonka Muqdisho. FAAHFAAHINTA KALA SOCO Gaylan Media
Show all...
Deg Deg Xaalad ay Abuurtay Xukunkii Sayid Cali +Turkiga oo Markab u soo diray Somalia https://youtu.be/0C8HE8dSJEo
Show all...
Deg Deg Xaalad ay Abuurtay Xukunkii Sayid Cali +Turkiga oo Markab u soo diray Somalia

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 8
DEG-DEG:Taliye Shub oo Laftagareen fariin culus Baydhabo ugu geeyay,Turkiga oo xiisadda KGS iyo DFS https://youtu.be/uJ73jNsk72E
Show all...

👍 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.