cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Khalid Rage

Dhiiragelin mida u wanaagsan waa in qofka Aakhiradiisa lagu booriyo.🌸💯 Fadlan kusoo biir : @khalidRage Kheyr & Dhiiragelin

Show more
Finland3 258The language is not specifiedReligion & Spirituality78 404
Advertising posts
897
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-1230 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Silent message 😔
Show all...
😢 4🤔 1
00:34
Video unavailableShow in Telegram
Be ready for the Death😭
Show all...
5.18 MB
Photo unavailableShow in Telegram
Saaka (31 July 2024), Madixii siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyah ayay Israa'iil (ama Maraykan) ku dishay caasimadda dalka Iiraan. Rabbi naxariis waasaca ha siiyo. Qalbigaa dhab ii gilgishay runtii, indhahana ilmaa buuxisay. Waa dareen aan la wadaago muslim walba iyo insaan walba oo dulmi-diid ah. Laba arrimood ba, waa muhiim: 1. Reer Falastiin, si gaara ururka wax-iska-caabbinta Xamaas lagama filayo jixin-jix. 2. Farxadda isticmaarku waxa ay la cimri noqonaysaa kiniinka xummad-jabiyaha ah (painkiller). Inta uu kiniinkaasi jidhka qof xanuunsan ku jiro, in ka badan farxadda dilka Ismaaciil Haniyah kuma jirikarto quluubta awoodaba isticmaarka ah (Israa'iil & xulufadeeda).
Show all...
1😭 1
Photo unavailableShow in Telegram
Sida aynu badankEen lasocono waxaa SanaD cusub ubilawmay Taariikhda Hirjiga ah Ee Tirsiga u aH bulshawaynTa islaamka 1446 waxananu ku jiraa bishiisii 1aad Ee محرم oo kamida 4 blood Ee xurmada leH Haddaba bishaa waxaa ku jirta MaalinTii ilaaHay uu Halaagay Gaalkii waynaa Ee fircawn Uuna Badbaadiyey Nabi muuse oo aHayd maalinta 10aaad Ee bisha muxarram qofkii sooMana wuxuu Helayaa Hal Sano oo Danbi dhaaF ah siduu Nabigu sheegay Sidoo kale Waa Soonka lasoomo Ee ugu Fadliga badan Ramadaan ka Dib ”Maalinta CASHUURA waxay ku beegan tahay maalinta Talaadada 16 July 2024 oo ah maalinta tobanaadi bisha MUXARRAM ee sannadka 1446 taariikh ahaan” Sidoo kale maalinta 9aad oo loo Yawaano TAASUUCA Oona bari ah in la raaciyo waa Ajar dheeraad ah KaFaa.iidaysi wanaagSan sii Faafi ◇الدال على الخير كفاعله◇
Show all...
3
Nebiga ha lagu saliyo ✨❤️
Show all...
4
Nabi Muxammed ﷺ : "Soomitaanka maalinta carafo waxaan rajaynayaa in lagu dhaafo danbiga sanadkii tagay iyo sanadka soo socda" waa maalinta 9aad waxaana soomitaanka maalintan loo sunneeyaa qof kasta oon acmaasha xajka ku guda jirin. Maalintaas waxay ku beegantahay ,maalinka sabtiga ah insha allah , kafaa'ideyso wll.
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Caawa waxaa billanaysa bisha barakeysan ee Carafo. Tobanka maalmood ee bishan ugu horreysa waxa ay leedahay barako iyo fadli gaar ah. Nabigeenna ﷺ waxa uu soomi jiray maalmaha hore ee bishaan Carrafo, waxa uuna noo sheegay in aysan jirin maalmo ka khayr badan, sidaas darteed aan uga faa'iideysanno Quraan-akhris, duco, wardi, sadaqo, iyo in aan soonno sagaalka maalmood ee bishan ugu horreysa, oo berri ka billaabanaysa haddu alle idmo.
Show all...
7
Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid, Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @KAAHANOLOSHA @WADNOJACAYL Admin || @Timow1
Show all...
🫵 KU-DHIIRO 🫵
❤️ HOYGA JCYLKA ❤️
💓 WADNO JCYL 💓
🔮KAHA NOLOSHA🔮
✍XIGMAD SIDE✍
🧠HORMARI HANKAAGA🧠
🫵 U-FIIRSO 🫵
😍HOYGA FARXADA😍
🔮WADOYINKA GUUSHA🔮
🧠AQOON KORDHIYE🧠
💪 DHIIRISO 💪
📖 MAD'XAFKA 📖
🧠OGAAL BULSHO🧠
💪DHAWAR ADEYG💪
🤯MUFAKIR🤯
💪DHIIRIYE💪
🔮HADAFKA NOLOSHA🔮
📖CILMIYEYSI📖
😊CALI CAAD😊
🫵HANKAAGA🫵
😍DOOR BULSHO😍
📖SOM PDF📖
😊BEST IMAGES😊
✍QORMOOYIN✍
🤯MAAN SHIIL🤯
☺️HAFSA ABDI☺️
😶‍🌫MARWO😶‍🌫
😍KHAALID RAAGE😍
🧠MADAALIYE🧠
🧕MUSLIMAH🧕
😊HOYGA NOLOSHA😊
😚DAREENO😚
😍IFKA NOLOSHA😍
🤯KHATAR CAFIMAD🤯
😍JOWHARADA😍
❤️XURMO JACEYL❤️
🤯MAAN MAAL🤯
✍DHAMBAALKA NlSH✍
📔SAMIIR BOOKS📔
❤️ NAGU SOO BIIR ❤️
❤️CAWESKA NOLOSHA❤️
😱 QISAS 😱
🫵 JOIN US 🫵
Naftaydaay gacalo dhalasho wacan wax aad u dhawaatay dhimashada oo wax kuu kordhahay sannad , waxa uuna ka go,ay cimrigaga 20 sanno wax aan soo bartay waxyaabo badan oo aan soo koobi karin waxana gaadhay hadafyo aan in badan soo dajinayay alxamdulilaah allow waad iigu guulsaysay. Ku soo dhawoow dunida 20 jirada khalid Rage ahmedow Ma la iga daroomoya inaan 20 jir noqday ??
Show all...
👍 1
00:14
Video unavailableShow in Telegram
Imisa jeer ayay qalbiyga iyo masaxdaydu isla hadlaan habeenkii inta aan seexan ??
Show all...
5.33 KB
6
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.