cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Khalid Thoughts

Ku soo dhowoow Sabiil40. โœ๏ธ Halkan waa hoygayga, waxaan soo gudbiyaa waxyaabaha aan is dhaho dheef ayey leeyihiin, hanoqoto war, maqaal mug leh, muuqaal manfac leh iyo fursadaha dhalintu ka faa'idaysan karto sida courses-ka iyo suuqyada online-ka ah. ๐Ÿ”ฅ

Show more
Advertising posts
5 062
Subscribers
+1024 hours
+647 days
+28430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Stabilise = xasili Stabilisation = xasilin Stability = xasillooni Stable = xasilan โ€”ibraahim Osman.
Show all...
๐Ÿ‘ 1โค 1
Repost fromย N/a
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 96 chats.

Lacagtu waa luuqadda, ay maanta dunidu isku afgarato. Waxaa jira meelo badan, oo wax aan iyada ahayn aanay furin. Haddaba yaan lagugu harawsan, lacagta wajigaa ka fiican iyo nolosha farxadda ayaa ugu muhiimsan. Dadka lacagta haystaa, farxad iyo daganaan ma haystaan. Waa marmarsiinyaha caajislowga. Waar intaad dhalinyarta tihiin, ee aad xitaa waxbarshada ku jirtaan, ugu yaraan galin shaqaysta. Macnaha Lacagtana fahma. Waa furaha Albaab walba, mid Aakhiro iyo mid Adduunba. Farxad lacagta ka horaysaa ma jirto Jaallayaal. โ€”Abdishakur.
Show all...
๐Ÿ’ฏ 2โœ 1๐Ÿ•Š 1
Photo unavailableShow in Telegram
sida ay Dowladuhu u kala haystaan Bitcoin. maaha muwaadiniinta ku nool ee waa dowladda lafteeda.
Show all...
๐Ÿ”ฅ 3๐Ÿ‘ 1โค 1
Muhiimada ay leeyihiin xirfadaha fudud Xiligan la joogo waxan shaki ku jirin in qofku lahaado xirfad rasmi ahi iney tahay muhiim si walba oo xirfadadasi u tahay mid wayn ood ku shaqo gali karto hadana kuma balan qaadi karto nagaansho hadii adan lahayn xirfadaha fudud si ay ku kabaan kuguna abuuran dhabbe horey u socod, xirfadahani waxay inoo ogoladaan inan is fahano,xalino dhibaatoyinka,wada xidhiidhno, is dhagaysano ogana so baxno waajibadkeeni shaqo si wax ku ool ah, xirfadahana waxa kamid ah. [1] Wada xidhiidhka(communication): inad dadka si saamayn leh ula macamili kartayi waa awood kor u qaadaysa shaqsiyadada si gaara xirfadlayasha waa muhiim iney leeyihiin awood ay si cad oo kooban ugu gudbin karaan fikrado kakan hadii cida aad la xidhiidhaysayi tahay macmiil,maamulahaga amaba qof ku shaqeeya, xirfadan waxay noqon kartaa labo ay tahay inad iska dhisto wana wada xidhiidhka qoraalka iyo kan hadalkaba(verbal and written communication skills) [2] Xirfada Soo Bandhigista (Presentation Skills): inad awood u yeelata so bandhigida fikradaha,mashaaricda,guulaha iyo natiijooyinka la gaadhey qaab la taaban karayi waxay saamayn ku yeelan kartaaa go'aamada waxayna badinaysa suurtogalnimada in lagula si shaqeeyaa ama mashaariicdadu sii socotaa, qaybtan waxa saamayn ku yeelan kara aqoonta aad u leedahay samaynta sawiro,muuqaalo,kalsonidada shaqsiga ah iyo inta ay gaadhsiisantahay awoodada ama farshaxankaga wax so gudbintu(art of story telling) [3] Wada shaqaynta(team work) inad tahay shaqsi dadka la shaqayn karayi hadey yihiin kuwo yar iyo hadey yihiin koox badan ba waa lama huraan wuxuna iskaashigu suurtogaliyaa in shaqadas lawada hayayi noqoto mid midho dhal ah si guudna waxay u bishaa jawiga shaqada si koobana waxa qaybtan micno u sameeya in la is taageero sido kale xubin walba oo kooxda kamid ah laga faa'iidaysto awoodisa gaarka ah. [4] Xallinta Khilaafaadka(problem solving): xiliga lagu gudo jiro wada shaqaynta waxa iman doona caqabado badan taas oo mid walbayi doonayso xalal cusub oo abuura jawi horey u socod iyo inan mashrucas la wadayi istaagin, inad noqoto qof maskaxdiisu u furantahay xal helida,tanaasuli kara, sido kale qadan kara go'aamo si guud u jaangoyn kara jihada shaqadasi waxay iyana noqonaysa tiir kale oo muhiim ku ah shaqsi ahaan iyo xirfad ahaanba Walow xirfadahan fududi ka badanyihiin intan hadana kuwani waa kuwa ugu doorka fiican si guud xirfadahani waxay wanajiyaan shaqada waxayna dardargaliyaan natiijada mashruuca markas laga wada shaqaynayo sidas si lamid ah waxay gacan ka gaystaan abuurista jawi shaqo oo wax so saar leh, dhalinyarada ku jira technologyga xirfadahani si gaar ah ayay u anfici doonan waxayna kor u qaadi doonta tayadoda farsamo. Bonus ahaan waxan idinku darayaa in muuqaladan hoose ay u yihiin bilow wanagsan cidi xiisaynaysa iney xirfadahan si fudud u fahmaan ulana falgalaan. 1-Communication skills :https://youtu.be/HAnw168huqA?si=dMzUpY0Gg19IIIxb 2-Presentation: https://youtu.be/yoD8RMq2OkU?si=6fdRRh9YnzVg5R0m 3-Team work: https://youtu.be/UwsMogSQmYI?si=cK6RPkwEf-ZjFzhL 4- Problem solving: https://youtu.be/oDGydfWkVhI?si=uPGpjeq8T0aOTlMg
Show all...
Think Fast, Talk Smart: Communication Techniques

"The talk that started it all." In October of 2014, Matt Abrahams, a lecturer of strategic communication at Stanford Graduate School of Business, gave a lecture at Alumni Weekend. Now, millions of views later, this video marks the very beginning of Think Fast Talk Smart, now an award winning podcast. This video touches on many topics discussed in depth on the show. In each episode of Think Fast Talk Smart, Matt Abrahams interviews experts across various fields to discuss research-supported tools and techniques to help professionals become better communicators. Communication is critical to success in business and in life. In this talk, and through the podcast, you will learn techniques that will help you speak with greater confidence and clarity. This video was recorded on October 25, 2014, in collaboration with the Stanford Alumni Association and the Graduate School of Business. Find Think Fast Talk Smart wherever you get your podcasts. If you're new to the show, find the full playlist of episodes here:

https://youtube.com/playlist?list=PLxq_lXOUlvQDgCVFj9L79kqJybW0k6OaB&si=-6EY_Aqv4ZA-Pbd1

๐Ÿ’ฏ 2๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡    ๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“ ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ @Cilmu_nafsi_10 @Dabiibe_Jacayl @Saxiibka_Nolosha @Maskax_maaal @Hagaha_nolosha @qoraal09 @halgnka Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7
Show all...
HALKAAN TAABO ๐Ÿ“Œ
Repost fromย N/a
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 96 chats.

Habeen wanaagsan noloshaydii. Waxaan rabaa inaan kuu sheego, maadaama aynnu kala fognahay, hadana isku mid ayaannu u dareemaynaa xanuunka xiisaha mid ba midka kale uu u qabo, saas oo ay tahay xidhiidhkeenna waxaan rabaa inaan ilaashanno, masaafadan way dhammaanaysaa waxaa iman doona wakhti uuna inoo dhaxayn xataa dharka aynnu xidhanno. Wakhti xaafirkan aan farriintan kuu soo dirayo ayuu qalbigaygu ku tabayaa. Waxaan ku faraxsanahay inaad qalbigayga iyo ruuxdaydaba aad kali ku tahay. La joogaagu wuu i farxad galiyaa. https://t.me/KOJ1e
Show all...
Naafada Caashaqa

Dhagar-qabayaasha aannu jeclaanayoow nabadiinno.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

Photo unavailableShow in Telegram
Haddii aadan ka warwar qabin waxa aad maanta cuni doonto, aad haysato dhar aad jidhkaaga ku asturto, aad leedahay guri aad dhaxanta iyo qorraxda kaga dhuumato iyo hoy aad seexato, waxaad ka qanisan tahay 75% dadka adduunka kunool oo dhan. Haddii aad lacag ku haysato jeebkaaga oo aad tagi karto meel kasta oo aad rabto, waxaad ka mid tahay 18% dadka ugu qanisan adduunka. Haddii aad maanta nooshahay oo aad caafimaad qabto, waxaad ka barako badan tahay malaayiinta qof ee aan nasiib u helin in waagu maanta u beryo. Haddii aad si kor ah u akhrin karto oo aad fahmi karto qoraalkan, waxaad ka nasiib badan tahay saddexda bilyan ee qof ee adduunka ku nool ee indhoolayaasha ah, aan hadli karin ama aan waxba akhriyi karin. Noloshu dhadhan kuma leh cabashada, noloshu waxay kuu dhadhantaa marka aad ogtahay kumannaan sababood oo kala duwan oo lagu farxo laguna mahadiyo. "Haddaad tirisaan nicmooyinka Eebbe masoo koobi kartaan." โ€”Sheekeeye.
Show all...
๐Ÿ™ 2๐Ÿ‘ 1๐Ÿฅฐ 1๐Ÿ˜ข 1๐Ÿ•Š 1
Waxa aynu gaadhney 5K Oo walaal iyo Saaxiib ah, waad Mahadsantihiin Akhyaareey, ilaahay ha idin barakeeyo.! ๐Ÿฅฐ๐Ÿฅณ Sabiil 5k ๐Ÿ“ˆ
Show all...
Khalid Thoughts

Ku soo dhowoow Sabiil40. โœ๏ธ Halkan waa hoygayga, waxaan soo gudbiyaa waxyaabaha aan is dhaho dheef ayey leeyihiin, hanoqoto war, maqaal mug leh, muuqaal manfac leh iyo fursadaha dhalintu ka faa'idaysan karto sida courses-ka iyo suuqyada online-ka ah. ๐Ÿ”ฅ

๐ŸŽ‰ 4
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.