cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Nolosheydi hore💔😢🪫

Axdi ruxaad dhigateen Miyuu aayar kaa tagay💔😰?

Show more
Finland2 425The language is not specifiedReligion & Spirituality43 949
Advertising posts
2 038
Subscribers
+1124 hours
+1307 days
+33130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Like ta👍 love ta ❤️haka xasdina postiga saxibada.
Show all...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Naftii kuu heelanayd Halbawlaha waad jartee Maxa kuu hadhay walaal. 💔😥
Show all...
7😢 5
💔
Show all...
💔😢
Show all...
Repost from N/a
🪫🎀 💮❤ 🄷🄰🄳🄰 🄽🄰🄶🅄 🅂🄾🄾 🄱🄸🅁 💙🍪 🎀 🐝          K░O░O░O░X░D░A░  ░H░O░R░S░E░E░D 🚦Fadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dhaho✨ mid ka aad ka hesho ku bir🔥 @NolosheydiHore💔😰 🍿Hada ku bir🥀 @Kaligariyow 🧠 🍿Hada ku bir🥀 @Waandhumey🕊 🍿Hada ku bir🥀 @Abdullahidhaqane💔💉🦋 🍿Hada ku bir🥀 @fardawsafiican1 🍿Hada ku bir🥀 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🐎 🍿Hada ku bir🥀 @hansidechannel 🍿Hada ku bir🥀 @Hogaanka_nolasha1 🍿Hada ku bir🥀 @OGAANSHO12 🍿Hada ku bir🥀 @Dadweynha 🍿Hada ku bir🥀 @dhiiriye 🍿Hada ku bir🥀 @wadnojacayl 🍿Hada ku bir🥀 @Kasdareen12 🍿Hada ku bir🥀 @SYL_MEDIA 🍿Hada ku bir🥀 @MUSHARAXA 🍿Hada ku bir🥀 @HIIL_QARAN_FAMILY 🍿Hada ku bir🥀 @Ilaah_kaliya_lahadal 🍿Hada ku bir🥀 @OGAANSHAHANOLASHA67 🍿Hada ku bir🥀 @XasUus_QoR_JecEYl 🍿Hada ku bir🥀 @Hamigena 🍿Hada ku bir🥀 @DariiqaGuusha 🍿Hada ku bir🥀 @hoygaxikmada7 🍿Hada ku bir🥀 @faalo_jacayl 🍿Hada ku bir🥀 @tixjaceyl 🍿Hada ku bir🥀 @xabsijacayl12 🍿Hada ku bir🥀 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🍿Hada ku bir🥀 @Dareenka_Guusha 🍿Hada ku bir🥀 @Balaashaan 🍿Hada ku bir🥀 @saaxiibka_Kheyrka 🍿Hada ku bir🥀 @Cawayskanolosha 🍿Hada ku bir🥀 @halgnka 🍿Hada ku bir🥀 @qoraalo_dhiiri_galin_ah 🍿Hada ku bir🥀 @DRSFARDOWSA 🍿Hada ku bir🥀 @iftiinka_nolosha1 😜 🍿Hada ku bir🥀 @DhirigalintaNafta 🫂🫀 🍿Hada ku bir🐝                     🄺🅄🅆🄾 🅀🄰🅂 🄰🄷             🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳 @NolosheydiHore💔😰 🍿Hada ku bir🥀 @Kaligariyow 🧠 🍿Hada ku bir🥀 @Waandhumey🕊 🍿Hada ku bir🥀 @DhirigalintaNafta 🫂🫀 🍿Hada ku bir @Abdullahidhaqane💔💉🦋 🍿Hada ku bir🥀 @DariiqaGuusha 🍿Hada ku bir🥀       powered By : @DhirigalintaNafta🪫🥀                                    ✨------_---💎----_---💫       🏅Vip channel @DhirigalintaNafta🥇               🍿🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳🍟         https://t.me/Abdullahidhaqane/633             Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah ✍@AbdullahiDhaqane🎲
Show all...
Abdullahi dhaqane

Adigu kuma khasbanid inaad la joogtid qof ku khiyamaaya, adigu kuma khasbanid inay noloshaadu ku dhamaysto nin sanadba sanadku ka dambeeyo adigoo rajaynaaya inuu ku guursado ama adigu aroosto yacni ( lacagtaada ) Kuma qasbanid inaad uu dulqaadato nin carab dheer, kuma qasbanid inaad uu dulqaadato nin aan ku daryeelayn kuma qasbanid inaad xasuusiso inuu taleefanka kaa waraysto ama aad uu daba oradiid siin iyo daryeel iyo daneyn iyo jaceyl naxariis aadan adigu kaheleyn boqoradaay. Noloshu Nin MaAhan ☝️💔👌💫🦋

Postiga waba aragte Like ta 🙏🏻love ta ❤️hala agmarin iska sar mahadsanid
Show all...
Repost from Dhirigalinta Nafta
DAAWADII SOO DAAHDAY Part:3⃣🥀💔🍷 Anigoo sidaas isku Su’aalaayo ayeey nasiib wanaag mar ay tahay galabtii casirka ay isoo wacday waan ka qabtey. Ayaan: Halow luqamaan. Luqamaan: Haa ayaan. Ayaan: Iwrn setahay luqmaan. Luqmaan: Waan fiicanahay, ee adiga maxaa ku helay maal-maahan? Ayaan: waxba ima helin ee qad la’aan ayaan ahaan waa intaas. Luqmaan: haa sax, lakiin maxaa qad la’aanta keenay? Ayaan: waxaa iga goday lacagtii data iigu jirtay hada ayaan lacag ku soo shubtay. Luqmaan: xubiyeey waan kuu wal-walay runtii alxamdulilaah hadeysan dhib jirin. Ayaan: Haa dhib ma jiro, kaliya aad baan kuugu xiisay macaan. Luqmaan: Sidoo kaleto macaanto anigaa kaa daran "sidaan kuugu wal-waley iyo xiisaha uu codkaada igu haayay ma maleyn kartid. Ayaan: Anba kula mid baan ahay. Waa laysku bururey mid walba kan kale xiisihii iyo jaceylkii uu uqabay ayuu u soo bandhigtay. Lakiin luqmaan jaceylka uu u qabo Ayaan waxaa u sii dheeraa wal-wal aad u faro badan habeen walbana marka uu sii seexanaayo wuxuu ka fekeri jiray sida uu Ayaan ugu sheegi lahaa inuu yahay wiil qaba baahiyaha gaarka ah uuna socon karin uuna ku fadhiyo kursi noloshiis oo dhan marka uu yaraa illaa iyo haddeer taan uu weynaaday. Sababta ugu qariyayna ay aheed inuu ka cabsi qabay inay kala tagaan ama ay ku diido. Markii uu dhamaaday habeenkii luqmaan Subixii hore xiliga quraacda ayuu walaalkiis ka weyn Yuusuf uu la wadaagay gabadha uu jeceyl yahay iyo xaalada taagan sida ay tahay. Balse yuusuf oo ahaa nin aad u garaad badan waxa uu walalkiis kula taliyay in uu gabadha runta u sheego waxa uuna ku yiri “Walaal luqmaan gabadha aad jeceshahay runta u sheeg si walba oo aad iskugu daydo inaad ka qariso tani maha mid qarsoomeyso ee runta u sheeg, Ayaan hadey dhab kuu jeceshahayna sida aad tahay ayeey kugu aqbali doontaa, qofkana qofka uu jeclyahay sida uu yahay ayuu ku qaataa. Luqmaan oo hadalka walaalkiis dhiiranaan ka qaaday jaceylkiisa Ayaana kalsooni weyn ku qaba ayaa yiri “Haye walalkey, caawa ayaan u sheegi doonaa haddii Alle idmo”. Waxuu igu yiri asigana haye insha-allaah sidaas baan isku ognahay, baay hadana shaqada ayaan sii aadayaa, iyo anoo leh “Haye abowe” sidaas baa kula tagney aniga iyo walaalkey Yuusuf…. Lasoco part4⃣ Fadlan share gareeya Like badana saara mahadsanidiin💙😩🖤🤦‍♂️
Show all...
2
Repost from Dariiqa Guusha
' إذا تمكن الشيطان من الإنسان كان أولُ مقاصده أن ينسى الإنسانُ ذكرَ ربه؛ قال الله تعالى: {استحوذ عليهم الشيطان فأنساهم ذكر الله} -الطريفي نجمة
Show all...
Repost from Dariiqa Guusha
. ◉ Adoonka allow Hadii Adkaartii xersi xerkaaga maalinlaha ahaa ee caajis kaa saareen naftaada xunta iyo sheydan.., hadaba intan aqriso oo caajiska ku saaran iska jaf 🤍 ࿐༜.. ࿐༜.. ࿐༜. 💫 ku bilaw aayatul kursiye . ((اللّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ . . .)) . 💫 ka dib aqri " قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ " iyo lawada suurad ee ku xigta iyadoo midiiba la aqrinayo sadex jeer ( Suuradahan o ad aqriso subaxii waxay kaaga filnaadaan wax waliba). ◉ Adkaarahan aan inoo soo xulayna haka tagin adoonka allow - ((اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي، لاَ إِلَـهَ إِلاَّ أَنْتَ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ، وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ, أَبُوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ لَكَ بِذَنْبِي، فَاغْفِرْ لِي؛ فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إلاَّ أَنْتَ)) . - ((يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغِيثُ, أَصْلِحْ لِي شَأْنِي كُلَّهُ, وَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ)) . - ((اللَّهُمّ عَالِمَ الْغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ, فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ, رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أشهد أن لا إله إلا أنت, أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَشَرِّ الشَّيْطَانِ وَشَِرَْكِهِ, وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءًا أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ)) . - ((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ, اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي دِينِي, وَدُنْيَايَ, وَأَهْلِي, وَمَالِي, اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي وَآمِن رَّوْعَاتِي, اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَيْنِ يَدَيَّ, وَمِن ْ خَلْفِي, وَعَنْ يَمِينِي, وَعَنْ شِمَالِي, وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي)) . - ((اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لاَ إِلَـهَ إلاَّ أَنْتَ, اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ وَالْفَقْرِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ، لاَ إِلَـهَ إلاَّ أَنْتَ)) . Waxaad ku cel-celineysaa 3 jeer. - ((بِسْمِ اللهِ الَّذِي لاَ يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ؛ فِي الأَرْضِ وَلاَ فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ)) 3 jeer . - ((رَضِيتُ بِاللهِ رَبًّا, وَبِالإِسْلاَمِ دِينًا, وَبِمُحَمَّدٍ نَّبِيًّا)) 3 jeer . - ((أَصْبَحْنَا عَلَى فِطْرَةِ الإِسْلاَمِ، وَكَلِمَةِ الإِخْلاَصِ، وَدِينِ نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ، وَمِلَّةِ أَبِينَا إِبْرَاهِيمَ حَنِيفًا مُّسْلِمًا -وَمَا كَانَ مِنَ المُشْرِكِينَ)). - ((سُبْحَانَ اللهِ وبحمده عَدَدَ خَلْقِهِ, وَرِضَا نَفْسِهِ, وَزِنَةَ عَرْشِهِ, وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ)) 3 jeer. 🌟 ku soo xer salliga nabigeena scw 10 jeer. ◉ ilaalinta adkaaraha waa badbaado weliba zamankan waan wada ognahay dhibaatada iyo makruuhaatka siday u badanyihiin, Alle ha ina wada xafido.     ☁ ⭐️  @Najm ⭐️ ☁
Show all...
Like ta👍 love ta ❤️haka xasdina postiga saxibada.
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.