cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Cali Aadan Muumin

Kuso Dhawaaw Barta Rasmiga Ee Telegram ka Cali Aadan Muumin

Show more
Finland2 437The language is not specifiedNews & Media35 390
Advertising posts
2 015
Subscribers
No data24 hours
-37 days
+21230 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Waa maxay aaladda "Biejer" ee qaraxday maleeshiyaadka iyo mas'uuliyiinta ururka Xisbullah? waa Aaladda aan siligga laheyn ee yar waxaana loo isticmaalaa dirista iyo helitaanka fariimaha gaaban ama tilmaamaha. Waxaa lagu isticmaalaa isgaarsiinta, millatariga iyo adeegyada kale. Biejerka wuxuu ka shaqeeyaa helidda tilmaamaha raadiyaha ee laga soo diro qalab kale oo u diro farriin cod ah ama gariir marka fariin la helo. Noocyada Biejerka: Qalab fudud oo fariimo gaaban u diro tilmaamo. Waxay isku xirtaa dirista fariimaha iyo barnaamijyada casriga ah sida Bluetooth iyo Wi-Fi. "Qalabka 'biejer' ee ku qarxay gudaha Lubnaan waa nooca ugu dambeeyay oo la mid ah midka uu Xisbullah uu isticmaalayo waxaana dalka Lubnaan lasoo geliyay saddex bilood ka hor iyadoona lagasoo daabulay dalka Urdun. Linki SOMALIMEMO
Show all...
Qarax ay kudhinteen Shan kamid ah askarta dowlada Kenya sideed kalana ay kudhawacmeen ayaa manta kadhacay inta aad deeganada Kuyuunga iyo Ishakaani oo kawada tirsan gobolka Lamu,qaraxa ayaa haleeley gaari kooyal ah oo ay wateen ciidamada Kenya waxaana Gebi ahaamba basbeeley gaariga kooyalka ahaa. Alshabaab Ayaa durba sheegtey masuuliyada weerarkaan.
Show all...
πŸ”₯ 4❀ 1πŸ₯° 1
Warar laga helayo villa Somaliya ayaa shegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu dhowaan safar kutagi doono Magaalada beydhabo si uu kulamo ula qaato hogaamiyaha Maamulka koofur Madaxweyne Lafta gareen oo diidey inuu yimaado Magaalada Muqdisho.
Show all...
❀ 5
01:07
Video unavailableShow in Telegram
DEG DEG: Kumanan qofood ayaa ku dhaawacmay qaraxyo ka dhashay qalab isgaarsiineed oo ay isticmaalaan dagaalyahanada Xisbullaah ee wadanka Lubnaan. Qalabka isgaarsiinta ayaa mar qura wada qarxay kadib markii sida la sheegay ay sirdoonka Yuhuudu jabsadeen nidaamka isgaarsiinta ururka kadibna ay sidaas ku qarxiyeen. Dhimashada ilaa hada la xaqiijiyay waa 8 qofood, balse dhaawaca ayaa ka badan 3,000. Dadka dhaawaca ah ayaa intooda badan faraha ka go'ay, firir aad u badana uu jirka ka galay. FG: Muuqaalku waa qaar kamid ah dadkii dhaawacmay oo yaalla isbitaal ku yaalla Bayruut, Lubnaan.
Show all...
11.13 MB
πŸ‘ 8
04:38
Video unavailableShow in Telegram
Taliyaha taliska qeybta 60-aad gen\xasan Beydhabo ayaa Sheegey in Maleeshiyaadka Darawiishta koofur galbeed uu kuwarejiyey gacan kuheynta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baraawe,taliyaha ayaa si cad usheegey isaga iyo Maleeshiyaadkiisa iney Amar kaqaataan c/casiis lafta gareen, odeygaan ayaa kamid ah wakiilada firfircoon ee itoobiyaanka ay Kuleeyihiin gobolada Baay iyo Bakool waana nin kala bar cimrigiisa jaasuus u ahaa xabashida itoobiya.
Show all...
9.61 MB
😁 5
Hanaankii Isgaarsiinta ay kuwada xariiraan howlwadeenada kooxda Xisblaah ee Lubnaan ayaa lajabsaday, waxaana la qarxiyey dhammaan telfoonada ay wateen madaxda kooxda, iyadoo ay ka dhalatay khasaare Isbitaalada ayaana la dhigay dhaawacyada xubnaha qaarkood. 1,000 qof ayaa ku dhaawacmay weerarkan, waxaana sheegatay masuuliyada Israil, iyadoo sheegtay in uu qaatay 30 daqiiqo.
Show all...
❀ 5😁 1
00:27
Video unavailableShow in Telegram
Waa muuqaal muujinaya weerarka ciidamada Mintidiinta Nusratul-islaam ay ku ekeeyeen garoonka diyaaradaha millatariga ee kuyaal bartamaha magaalada Bomako ee caasimadda Maali.
Show all...
6.30 KB
❀ 5
00:31
Video unavailableShow in Telegram
DEG DEG: Daawo muuqaal naxdin badan oo muujinaya xasuuq ka dhashay duqaymo ay ciidamada Yuhuudu saakay ku garaaceen xerada qaxootiga Al-Bariij ee Gaza. Qoysas badan oo qaxooti ahaa ayay Yuhuudu halkaas ku xasuuqday, maydadka ayaa burburka hoostiisa ku jira, halka qaar kalena ay xubnahoodu ka laalaadaan dhagaxaanta iyo biraha dhexdooda.
Show all...
2.70 MB
😒 10
Mintidiinta AS ayaa weerarkii ugu cuslaa ee waayahan ku qaaday saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo,AS ayaa bilahan dambe xoojiyay dirirta ay ku hayaan ciidamada shisheeye gaar ahaan kuwa Itoobiya.
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Laftagareen ayaa xilka qaadis ku sameeyay guddoomiye ku xigeenkii sh/hoose oo dhanka Villa Somalia taageersanaa isagoo ku bedeshay jeeb kujire
Show all...
❀ 7😁 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.