cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

DHIIRIGELIN CHANNEL

Bar lawada leeyahay baa bartilmaameed lasoo booqdo laga dhigtaa. Kamid noqo saaxiibada halkan nagula midooba, @dhiirigelin27 Baraha bulshada kale aad nagala socon kartid Youtube: www.youtube.com/@kamaalfiicane Facebook: www.facebook.com/Kamaal.fiicane.14

Show more
Finland3 711Javanese1 814The category is not specified
Advertising posts
307
Subscribers
+124 hours
+367 days
+3630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Khudbada maanta misaajidka aanku tukaday waxay ka hadlaysay In qofku wax ula baxo ilaahay dartiis Dadkeenu badanaa Waxay ubixiyaan yacnii Halagu amaano waa deeqsi hala dhaho iskusoo duubo (istustus) aan dhahno marka ogsoonow wax badan oo aadan ilaahay dartii ubixin waxaa kaaga khayr bdan waxyar oo aad ilaahay dartii ula baxdo, Kana fogow wax walba oo kugu keeni kara inaa waxaa la baxday ka daba tagtid sida:- 1)Inaa waxaa bixisay aad qofkii ku libin sheegato 2)Inaad waxaad bixisay ku faanto Badanaa waxaa dhacda dadku inay dhahaan Ma Rabin inaan sheego laakiin sheekaa igasoo dhex gashay yayba kaasoo dhex galin waadba sheegtaye kaliya wax bixi Iskana ilow qofkana haka sugin Natiijo ama abaalgud kaliya bixi ilaahay ayaa kaa abaalmarinaya. Ilaahay SWT dadka camalkooda la aqbalo Oo aakhiro aan khasaarin hanaga dhigo "Aamiin yaa rabbi" W/Q: Kamaal_fiicane Ha ilaawin inaa kuso biirto @dhiirigelin27 wax badan ayaan kala faa'iidi doonaa inzha allah.
Show all...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Jumca wanaagsan zxbyaal❤️ Ha ilaawin inaa kusoo biirto hoyga Dhiirigelinta @dhiirigelin27 si aad wax badan uga faa'iido inzha allah.
Show all...
sticker.webp0.16 KB
#41 ku adkeyso go aamadaada balse hab dhaqan kaagu ha noqdo mid dabacsan. Akhriste maleedahay go'aan adag Haa ama Maya? Ha ilaawin inaa kusoo biirto hoyga Dhiirigelinta ee @dhiirigelin27 wax badan ayaad ka faa'iidi doontaa inzha allah.
Show all...
2
Biyo cabista habeenkii waxay ka caawisaa in la hagaajiyo 👇 Markaad si habboon u cabto biyo ka hor hurdada, waxay jidhkaaga ka caawisaa inuu helo degenaansho, taas oo muhiim u ah habka hurdo-qaadashada. Hurdada wanaagsan waxay kor u qaadaa caafimaadka guud iyo firfircoonaanta maalinlaha ah, taas oo kaalin muhiim ah ka qaadata ka hortagga cudurka sokorta. Si kastaba ha noqotee, waxaa muhiim ah in aan la cabbin biyo xad-dhaaf ah si aan loo keenin dhibaatooyin kale sida usoo kicista kaadi badan. Tani waxay muujinaysaa in biyo cabista habeenkii ay tahay hab fudud oo wax ku ool ah oo kor u qaadaya caafimaadka iyo tayada hurdada. Dr Waahin Ha ilaawin inakusoo biirto @dhiirigelin27 hoyga Dhiirigelinta wax badan ayaad ka faa'iideysaa inzha allah.
Show all...
👍 3
#18: "Guushu waxay ku timaadaa qorshe cad, dadaal joogto ah, iyo dulqaad. Qof kasta oo raba inuu hadafyadiisa ka guul gaaro waa inuu diyaar u noqdaa inuu waqti iyo tamar geliyo, isagoo aan waligiis niyad jabin marka uu la kulmo caqabadaha." Weli mala kulantay guuldaro xanuun badan oo aadan ilaaweyn weligaa?guulse maka gaartay wxii aad ku guuldareysatay waaba hadaad dib iskugu daydaye? Ha ilaawin inaa kusoo biirto hoyga Dhiirigelinta ee @dhiirigelin27
Show all...
🥰 1
"قد تكون الرحلة التي تخاف خوضها هي أنجح رحلات حياتك، ثق بنفسك"🖤 "Safarka aad ka baqeyso inaad gasho wuxuu noqon karaa safarka ugu guulaha badan noloshaada." #subax_wanaagsan
Show all...
👍 2
Nabigu(ﷺ) wuxuu dhahy afar sifo hadaad yeelato waxba kaama maqno 1.Amaanada inaad ilaaliso 2.Runta inaad marwalipa sheegto 3.Akhlaaqdaadu inay fiicnaato 4.waxa aad cunayso inay xalaal yihiin illaahay janada ha inagu kulmiyo ikhwaanii🤲🏻🥹 Join dheh @dhiirigelin27 Youtube video
Show all...
3🔥 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.