cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

🫀 TAMAR SIINTA RUUXDA 🫀

Inta aan sharta iyo xumaha ku tartami laheyn aanu kheyrka iyo wanaaga ku tartano. Waa Madal dhalin yaro ah oo dhex marta saaxadda cilmiga, suugaanta iyo dhaqanka, iyadoo adeegsanaysa diinta Islaamka. ..Akhris wacan contact : @NAJIIB_IBRAHIM

Show more
Finland546The language is not specifiedReligion & Spirituality6 101
Advertising posts
14 957
Subscribers
-224 hours
-47 days
+11730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

╚═══════☆♡☆═══════╝ ┗━━━━━•❅•°•❈•°•❅•━━━━━┛ ✨ Somali Promotion ✨ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ✦ 📖 @Diinteenna_Macaan ❋ 🌟 @Al_xakiim ✽ ✨ @Quruxdaislaamka ❈ 🌼 @Hidaayatu_Rabi ✤ 🌸 @hogaan_Dumar ❅ 🌺 @Dhaqan_wanaag ✎ 💫 @TAMARSIINTARUUXDA ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ✰ 💡 @XikmadoSom ✽ 🏅 @Dhiiragaliye ❋ 📚 @AishaAhmed99 ✦ 🧠 @QalbiDhaye143 ❉ 📘 @kalimakariim ❈ 📝 @xaqiiqadanolosha ✎ 🔥 @Albaanichannel252 ✤ 🌟 @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ✦ 💬 @Dareen_side ❋ ❤️ @Hasancaashaq ✽ 🌹 @daren_jaceyl ❉ 💫 @Mohametahmed ❈ 🦋 @Noqoxiddig ✎ 🌟 @FAAIDOCHANEEL ✤ 🎨 @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 AQOON & FASAALO 🎓 ✦ 📖 @maanhage ❋ 🛠️ @farsamada ✽ 🎓 @KobciAqoontaada2 ❉ 🌟 @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 BUUGAAG 📚 ✦ 📚 @somalibooks ❋ 🏛️ @Somalilibrary ✽ 📘 @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━  ◤──••──◥  ▐░░░░░░░░░░░░░▌ ⭐️ JOIN ALL CHANNELS https://t.me/dareenbulsho ◣──••──◢ 💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫 ∴.·:¨¨:·. ☙.·:¨¨:·.♡
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

❝FAHANKA RAGANIMO EE QUR'AANKA❞ • Dahaaro dhameystiran mid muuqata iyo mid qarsoonba ‏﴿فِيهِ رِجَالٌ يُحِبُّونَ أَن يَتَطَهَّرُوا ۚ وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُطَّهِّرِينَ﴾ • In dhibaatada dusha saarto waqtiga adag ‏﴿وَجاءَ مِن أَقصَى المَدينَةِ رَجُلٌ يَسعى. • In uu ka run sheego balan-ta oofiyana ‏﴿رِجالٌ صَدَقوا ما عاهَدُوا اللَّهَ عَلَيهِ..﴾ • Xaqa inuu raaco kuna hadlo weedh xaq ah ﴿وَقَالَ رَجُلٌ مُّؤْمِنٌ مِّنْ آلِ فِرْعَوْنَ يَكْتُمُ إِيمَانَهُ أَتَقْتُلُونَ رَجُلًا أَن يَقُولَ رَبِّيَ اللَّهُ﴾ • Inuuna ka baydhin wadadiisa wax dagaya dartii ‏﴿رِجَالٌ لَّا تُلْهِيهِمْ تِجَٰرَةٌ وَلَا بَيْعٌ عَن ذِكْرِ ٱللَّهِ﴾ • Inuu is xilqaamo mahad-naqna uusan ubaahnayn ﴿فَسَقَىٰ لَهُمَا ثُمَّ تَوَلَّىٰ إِلَى الظِّلِّ﴾ • Inuu qoyska garab qabto dhinac kasta dhaqaale iyo maskax ahaanba ‏﴿اَلرِّجَالُ قَوَّامُوْنَ عَلَى النِّسَاۤءِ بِمَا فَضَّلَ اللّٰهُ بَعْضَهُمْ عَلٰى بَعْضٍ﴾ • Inuu alle ka cabsado oo adeeco ‏﴿إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ ﴾ ~ wey tilmaamaha quraanka ku jire ee cadaynaya raganimada balse intaas wa qeyb kamida. @M4chett
Show all...
🔥 2
01:58
Video unavailableShow in Telegram
🎚 Ads 🔺✖️ 𝗞𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗵𝗮𝘆 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
📢𝗧𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝘁𝗶𝗿𝗼 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗹𝗮 hubo ama la 𝗵𝘂𝗯𝗶𝘆𝗲𝘆!✅  ✅ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗦𝘁𝗮𝗿 𝗧𝗲𝗰𝗵! ➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay. ➡️  Xayeysiiska saxda ah Tirada dadka telgram aad rabto iyo Waliba qaybahooda da'da Waxbarashada iyo Gobolka Degaanka aad Jeclaan lahayd. ➡️Hal-abuur iyo xirado ku suurta galinaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto Mid caan ah Sidoo kale aad hesho Somali Sax ah. 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗦𝘂𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮? Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo la gaar dadka saxda aad Rabto mudo kooban Gudaheed.! 1️⃣👌 📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo! ⌨️𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡
Show all...
Xaysiiska Telegram.mp49.01 MB
🔥 1
💕
💘
💞
Photo unavailableShow in Telegram
❤️🌿
Show all...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Noloshu waa deeq hal mar ah. Waxa aad leedahay hal nolol, ee ka faa'iidayso. Ma haysatid wakhti badan sidaad u malaynayso. Guusha habeen dhexdo waa khuraafaad. Guusha waxa lagu gaadhaa horumar ah oo joogto ah oo waara. Waligaa ha joojin ardaynimada. Waxbarashadu waa safar cimriga oo dhan soconaya. Waa inaad noqotaa mid wax barata nolosha oo dhan sababtoo ah aqoontu waxay ku siinaysaa muhiimad iyo fursado waaweyn.
Show all...
8🔥 1🥰 1🎉 1
𝐇𝐢𝐛𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐞 (𝐀𝐥-𝐰𝐚𝐡𝐚𝐚𝐛) Eebbe waa hibo wayne; waayo wax weyn ayaa uu bixiyaa: deeqsiyada ilma Aadam sida caadada ah hanti ayaa ay hibeeyaan. Hase ahaatee, deeq uu Rabbi Wayne bixiyo, hanti ayaa ugu yar oo waxa uu bixiyaa 𝒏𝒐𝒍𝒐𝒍, 𝒄𝒂𝒒𝒍𝒊, 𝒖𝒃𝒂𝒅, 𝒏𝒂𝒃𝒊𝒏𝒏𝒊𝒎𝒐, 𝒎𝒂𝒅𝒂𝒙𝒕𝒊𝒏𝒏𝒊𝒎𝒐, 𝒃𝒐𝒒𝒐𝒓𝒕𝒊𝒏𝒏𝒊𝒎𝒐 𝒊𝒚𝒐 𝒌𝒂𝒓𝒂𝒂𝒎𝒐𝒐𝒚𝒊𝒏 𝒍𝒂𝒈𝒖 𝒕𝒂𝒘𝒂𝒌𝒉𝒂𝒚𝒐! Haa, siintiisu waa wareer, oo saleebaan CS ayuu siiyay boqortinnimo aan u cuntamin cid ka dambaysa. Sakariye CS oo cad iyo lafo noqday, ayaa uu ugu deeqay caruur. Nuux CS ayaa uu guusha siiyay, markii uu da'siiyay roobkii qarqiyay gaal kasta oo ku dul sugnaa arlada! Muuse CS ayaa uu u kala dhambalay badii. Ciise CS ayaa uu u qaaday xagga sare. Muxammadna SCW waxa uu u dheelmiyay sidratu al-muntaha. 𝑬𝒆𝒃𝒃𝒆 𝒄𝒂𝒅𝒂𝒘𝒈𝒊𝒊𝒔𝒂 𝒂𝒚𝒖𝒖 𝒔𝒊𝒊𝒚𝒂𝒂 𝒉𝒊𝒃𝒂𝒅𝒊𝒊𝒔𝒂: suurtagal ma aha inuu ina Aadam maamuuso cadawgiisa iyo cidda ay is hayaan. Alle SWT, xitaa cadawgiisa u badheedha caydiisa, ayaa dheef ku leh hibadiisa iyo siintiisaba! Hibada jaadkan ah ayaa ka dhigta qalbiga addoonka mid qirsan deeqsinimada Alle. Ma jiraa cadow ka daran ibliiskii uu Eebbe u dheereeyay da'da! "𝑰𝒃𝒍𝒊𝒊𝒔 𝒃𝒂𝒂 𝒚𝒊𝒅𝒉𝒊: 𝑹𝒂𝒃𝒃𝒊𝒚𝒐𝒘, 𝒊𝒊 𝒌𝒂𝒂𝒅𝒊 𝒊𝒍𝒂𝒂 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒂 𝒊𝒔𝒂-𝒔𝒐𝒐-𝒔𝒂𝒂𝒓𝒌𝒂 𝒂𝒍-𝒙𝒊𝒋𝒓𝒊 36." Alle, Ibliis ayaa uu u hibeeyay nolol aanu siin nebiyadiisa ugu dhow! Rabbina wuxuu yidhi: "𝒘𝒂𝒙𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒌𝒂 𝒎𝒊𝒅 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒌𝒖𝒘𝒂 𝒍𝒐𝒐 𝒌𝒂𝒂𝒅𝒊𝒚𝒂𝒚 𝒊𝒍𝒂𝒂 𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒏 𝒄𝒂𝒚𝒊𝒎𝒂𝒏 𝒂𝒍-𝒙𝒊𝒋𝒓𝒊 37-38." Sababahan iyo qaar kale dartood, ayuu Rabbi u yahay al-wahaab. Buugga: 10magac Q/2aad
Show all...
👏 3🔥 1🥰 1🎉 1
Su,aal Gabadh nin uga tagtay nin kale Oo Si xalaal ah u Soo garaacay guriga xfdoda May qayaan tay ninkii kale Haa Misa maya
Show all...
"Maxaad Ka maleysaneysan rabiga caalmkaan" Muuse C.S.W taariikhdiisa markaad eegto waxa uu lahaa mawqif cajiib ah , marka aynu ka hadleyno nabiyada waxaa laga maarmaan ah in aynu sheegno hadalka u ilahay ka yiri Nabiyada ﴿أُولَٰئِكَ الَّذِينَ هَدَى اللَّهُ فَبِهُدَاهُمُ اقْتَدِهْ﴾ {Kuwaasi " yacni waa nabiyadee" illahey ayaa hanuuniyey ee ku dayo oo raac hanuunkooda } ila sawiro, nabi muuse waxa uu kala soo cararey kuwii asiga raacey oo rumeeyey dulmigii fircoon waxa uuna soo gaarey badii , cadowga gaadashiisa ayey soo soocdaan, Qawaaniinta ama sharaciyada caalamka waxa ay leeyihiin inay iyagu lumeen oo aysan bad-baadi doonin , Dadkii la scodeyna waxa aY dhaheen ﴿ قَالَ أَصۡحَـٰبُ مُوسَىٰۤ إِنَّا لَمُدۡرَكُونَ ﴾ Asxaabtii muuse Waxay dhaheen Anaga Waa nala qabtay Yaqiintiina ama rumayntii ama kalsoonidina waxa ay ku dhamaatey halaag oo waa ay soo afjarntey Qawaaniinta dabiicigana sidaas ayay leeyihiin oo waxa ay aamisanyihiin ineysan bad-baadi doonin Cilmiga fiisikiska markii la firiyana Waxa uu leeyahay "suutagal ma ahan in qof bani'aadam ah oo ku socdo biyo " Laakiin jawaabtii nabi muse waxa aynoqotay sidaan {قَالَ كَلَّا ۖ إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ} { wuxuu yiri ka jooga, sidaas ma ahan, waxaana ila jira rabigey asigaana i hanuunin doono } «Yacnii muuse asxaabtiisa waxa uu ku dhahay qoomkeeygiyoow arintu ma ahan sidaad u sawirateen oo aad u sheegeteen , anigana waxa ila jira rabigey asigaana i bad-baadin doono idinkanadin bad-baadin doono) Kaslooni cajlb ah Kaalay hadana ila sawiro abuubakar iyo nabiga S.C.W markil ay ku jireen Godkii mushrikinta ay ka hareereeyeen dhinac kastaba abuukarna u ku yiri markaas rasuulka S.C.W " rasuul allow midkood Hadii ' uu firiyo lugtiisa hoostiisa waa uu na arki lahaaa " Rasuulka waxa u ku jawaabey sidaan «لا تحزن إن الله معنا» 💙 ‏"Ha murugoon Alle ayaa nala jiree" 📖قال تعالى: ﴿وَإِذَا مَسَّكُمُ الضُّرُّ فِي الْبَحْرِ ضَلَّ مَنْ تَدْعُونَ إِلَّا إِيَّاهُ ۖ فَلَمَّا نَجَّاكُمْ إِلَى الْبَرِّ أَعْرَضْتُمْ ۚ وَكَانَ الْإِنْسَانُ كَفُورًا (67)﴾ (Markaa bada dhib idinku qabsato, cid kastoo Ilaahay sokadii baryi jirteen way idinka maqnaataa hadana marka beriga laydiin badbaadiyo ayaad shirki samaysaan)
Show all...
🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
ILA AKHRISO 🫀
Show all...
5
https://t.me/fahanbooks 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆 Channel aad ka heli karto dhamman buugta Carabiga Englishka Somaliga Iyaga Oo Koopan Si vcna Loogu sharxayo Inshaa Allaah waxaan saaranahay wadadii 1k🥳
Show all...
🔥 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.